SIIGAYSIGU
Siigaysigu Waa inuu qofku isticmaalo gacantiisa, isaga oo Biyaha shawada ah ee uu alle ku abuuray sidaa isaga keenaya Wayna usimaan yihiin Raga iyo Dumarkuba.
In kastoo Ay Ragu u badan yihiin.
Qofka Qabatima Siigaysigu ama caado ka Dhigta waxaa soo food saarta Dhibaatoyin mustaqbalkiisa danbe dhibaataynayà, Midaas oo xitaa saameeyn ku yeelan doonta markuu Guurasado ama la Guutsado.
A. Sidee looga bad baado?
i. wax badan alle bari oo ku Ducayso inuu alle ka madoweeyo Cadaadan Niyadadana ka tirtiro , Si qashuucsan alle u bari, insha allaah Alle wuu kaa madoobayn doona.
MASHQUUL ISKA DHIG
Noloshaada u yeel jadwal aad ku socoto maalintaada oo dhan , oo naftaada ha'u ogolaan iney iska ciyaarto ama maalintaa dhan madadaalato waayo midaa waxay kugu sababi kartaa inaad caadadaan xun ku dhacdo , Waxbarasho aad , Shaqo aad Sameey waxwalbo noloshaada hormar u ah ilaa laga gaaro habeenkii xiliga aad seexaneyso .
Firaaqadu waxay noloshaada u horseedaa iney ku dhacdo waxyaabo xun xun oo aan Alle raali geliney , noloshaada marnaba ha'u ogolaan firaaqo xitaa haddii aadan waxba heyn iska bax ee iska soo wareeg ama asxaabtaada waqti lasoo qaado lkn naftaada ha'u ogolaan firaaqado si aad noloshaada ugu badbaadiso waxyaaba xun.
GO'AAN ADAG QAADO
Go'aan adag la imoow oo naftaada usheeg waxaan ineysan Aduun iyo Aakhiro kuu fiicneen ayna tahay bur burka noloshaada oo dhan , Go'aanku waa u muhiim naftaada haddii aadan Go'aan laheyn noloshaada meel kama soo saari kartid , dhibaatooyinka ku heystana weligood wey ku heysan doonaan .
0 Comments:
Post a Comment